Walaal wixii dhaliil ama fakir ah intaba noogu soo hagaaji cinwaankaan caalamkanews@hotmail.com Qaybo kamid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed ee Adis Ababa ayaa si wadajir ah uga hadlay dagaalada ka cusboonday gudaha Soomaaliya 19.11.2011 | C A A L A M K A
 
|

Qaybo kamid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed ee Adis Ababa ayaa si wadajir ah uga hadlay dagaalada ka cusboonday gudaha Soomaaliya 19.11.2011

Number of View: 2360

 

waxaa maalmahaan gudaha magaalada addis ababa caan ka noqday baaqyada kala duwan oo ay soo saarayaan fanaaniinta soomaaliyeed.
fanaaniinta ayaa ah kuwa daagsanaya dareenkooduna ku cabiraya suugaanta ka hadleysa xaalada dalka soomaaliya iyo waliba dadka soomaaliyeed,
asad cabduwali cismaan {asad joe} waa fanaan katirsan kooxda banaadir boys waxa uuna kahadlay xili uu show ku qabtay gugaha hotel hilton ee ku yaala bartamahay 
magaalada addis ababa waxa uuna sheegay xiligan ineeyan wanaagsaneyn dagaalada iyo duqey maha haatan dib uga bilaawday qeybo katirsan gobolada dalka soomaaliya
waxa uuna fanaanku soobandhigay heeso wadani ah oo uu ku abaarayo dareenka xun oo ay ku jiran dadka soomaaliyeed,
waxa uuna ugu dambeen ugu baaqay madaxda dalka soomaaliya gaar ahaan kuwa dkmg ah ee soomaaliya in dhawro xaquuqda dalka iyo dadka oo uu ula jeedo n ay dowladu lasocoto dhibanayaasha muwaadaniinta ah ee dagaalada halakeeyeen,

sikastaba ha ahaatee ma aha baaqii ugu horeeyey ee fanka addis ababa ay kasoo saaraan xaalada dalka soomaaliya horaantii bishii june ayee ahay mar sidan lamid ah hobalada horseed band music ay soo ban dhigeen show dhan oo kahadlaya xaalada dalka soomaaliyaa hase ahaatee baaqyadan ayaa ah kuwa lagu wacyi galinayao muwaadaniinta soomaaliyeed iyo madaxda dalka soomaaliyan,

 maslax sheeno

xaafiiska wararka caalamka.net

  

addis ababa ethiopia

Caalamka

Popularity: 6% [?]

Walaal wixii dhaliil ama fakir ah intaba noogu soo hagaaji cinwaankaan caalamkanews@hotmail.com

Leave a Reply

Copyright © 2011 C A A L A M K A. All rights reserved.