Home » Cayaaraha
You are browsing entries filed in “Cayaaraha”
Number of View: 1840Waxaan halkaan idiinku soo gudbinaynaa caawa oo Jimco ah suuqa kala iibsigay ciyaartooyda saacadihii ugu danbeeyey iyo ciyaartooyda la filayo inaay kooxahooda ka tagaan. ** Ciyaaryahanka weerarka ugu ciyaara kooxda Catania MAXI LOPEZ, da’diisuna tahay 27 jir ayaa dalabaad ka helay kooxaha Milan, Roma iyo Fulham. Qarashka lagu doonaya ayaa ah €3 [...]
January 13 2012 | Posted in Cayaaraha, wararka | Read More »
Number of View: 1354Xidiga weyn ee kooxda Arsenal Henry ayaa muujiyay in ay kooxdiisu garaaci karto kooxda 7 jeer qaaday koobka horyaalada ee AC Milan. Isagoo lahadlayay bogga kooxda Gunners-ka ayaa wax laga weydiiyay kulanka uu ciyaari doona ee Champions League ee Arsenal iyo AC Milan . "Waa ciyaar adag waxaan aaminsanahay in uu yahay [...]
January 12 2012 | Posted in Cayaaraha | Read More »
Number of View: 1224Laacibka kooxda Lille ee dalka Faransiiska Eden Hazard ayaa hada noqday ciyaaryahanka loogu doonista badan yahay Qaarada Europe kadib marki ay dalbadeen ku dhawaad 10 kooxood oo qaarkood isa soo bandhigay qaarna is qariyey. Telafashinka ESPN ayaa ku waramay in 21 jirkaan u dhashay dalka Belgium ay wada doonayaan kooxo ay ugu [...]
January 12 2012 | Posted in Cayaaraha, Shaashada weyn, wararka | Read More »
Number of View: 1312Kubad sameeyaha kooxda Chelsea Frank Lampard ayaa go,aan sax ah kutilmaamay dib ugu soo noqoshadii garoomada ee kubada sameeyaha kooxda Man United Paul Scholes. Ninka qadka dhexe ee Chelsea ayaa qiray in uu Scholes markii hore qaatay go,aan qalan uuna awooday in uu sii ciyaaro . Aniga aragti ahaanteyda awal ayuu fududaaday [...]
January 12 2012 | Posted in Cayaaraha, wararka | Read More »
Number of View: 838 Bar.Ciyaraaha Maanta Kulamo Aad Uxisabadan oo xaly iyo shalaay lagacayaaray horyalaad qraada Yurub Kula madaas oo ahaa kuwaa aad uxisabadnaa ayaa natiijooyinkoodi sidaa aay kusoo idlaadeen iyo kulamada lacayaarayo ka aqriso hoos England – Premier League 08:46 December 10 FT Arsenal 1 – 0 Everton FT Bolton W. 1 – 2 [...]
December 11 2011 | Posted in Cayaaraha, Shaashada weyn, wararka | Read More »
Number of View: 852Jose Mourinho ayaa doonaya inuu cadeeyo inuu dib u soo celiyay isku dheelitirnaantii awooda Real Madrid marka kooxdiisa ay martigeliso habeen danbe kooxda Barcelona kulanka Clasico. Madaxweynaha Real Florentino Perez ayaa kooxda hogaankeeda u dhiibay Jose Mourinho oo ahaa tababare ku xigeenkii Barcelona 90meeyadii, isagoo ka soo tagay Inter Milan, waxaana uu [...]
December 9 2011 | Posted in Cayaaraha, Shaashada weyn | Read More »
Number of View: 886 Kooxda Manchester United ayaa is layaab leh ku hartay ka dib markii 2 – 1 looga adkaaday dalka Swetzerland, kooxda Basel oo ah koox aan u ciyaarin ciyaartoy magac ku leh caalamka ayaa misana ka reebtay horyaalka Championka. Kooxda Manchester City ayaa caawa 2 – 0 kaga badisay kooxda Bayern Munich [...]
December 7 2011 | Posted in Cayaaraha, Shaashada weyn | Read More »
Number of View: 854 Ciyaar ka tisaneyd is reebreebka koobka aduunka 2014 ka dhici doono dalka Brazil ayaa waxay goor dhoweyd kusoo gabagabowday magaalada Addis Ababa ee wadanka Ethiopia. Ciyaarta oo ku bilaabatay dardar iyo feejignaan labada dhinac ah oo midba midka kale ka ilaalinaayay in gool lagala hormaro ayaa qeybtii hore ee [...]
November 16 2011 | Posted in Cayaaraha, Shaashada weyn, wararka | Read More »
Number of View: 434 Xulka kubadda cagta ee qaranka Soomaaliyeed ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in ay guul ka gaaraan ciyaarta maanta magaalada Addis Ababa ku dhex mari doona xulka Ethiopia. Iyadoo weli ay si xowli ah ku socdaan diyaar garoorga loo jira qaban qaabada ciyaarta maanta magaalada Addis Ababa ku dhex marn doonta xulka [...]
November 16 2011 | Posted in Cayaaraha, wararka | Read More »
Number of View: 700 Xulalka Somaliya iyo Xidigaha Eithopia Oo Ciyartoodi Kusoo Idlaatay Bar Baro Dhageeso Ciyartii Oo LIve Ah Ciyarta AYa aheyd mid Aad Iyo Aad Uxisa Badaan iyadoona Aay Kuso Gab GAboobday vs 0 labaad xulba Somaliya iyo Eithopia
November 12 2011 | Posted in Cayaaraha, Shaashada weyn | Read More »
Walaal wixii dhaliil ama fakir ah intaba noogu soo hagaaji cinwaankaan
caalamkanews@hotmail.com